Somali

Ma sawirtay Foto Norden ilmahaaga?

 

Isweedhan gudaheeda, carruurta waxaa lagu sawirayay iskuulada, iyo iskuulada barbarinta in ka badan 100 sano, iyo naadiyada ciyaaraha ku dhawaad 50 sano. Dhaqan inta badan wuxuu mahad celiya qosaska kuwaas oo gabi ahaan jaceyl diiwaanka sawirka qiimaha hoose ee carruurtooda koraya. Qiimaha sawirka waxay kororta waqtiga!

 

Samay sida soo socta si aad u aragto ama u hagajiso sawirada aan qaadnay ilmahaaga.

 

 

  1. Booqo fotonorden.no
  2. Geli furaha sawirkaaga
    Waxaan kugu soo diranaynaa imayl furahaan, qoraal ama warqad 5-10 maalmood kaddib markii la qaado sawirka.
  3. Abuur isticmaalka akoontigaSi aad u soo bandhigto oo aad u hagajiso sawirada, waa in aad abuurta isticmaalaha akoontiga (ama gal akoontigaaga horey u jiray).

Marka aad abuurato akoonti, sawiradaada waa la keydiyay waana la xafiday, sidas darteed waxaad hagajin kartaa markasta oo aad rabto.

  1. Dooro sawirada inta badan aad jeceshahay!

 

Ha seegin: Qofkii soo hormara qiimo dhimis u leeyahay, oo ogolaanayo 14.

 

Maqaal cusub: Qoyskaaga iyo asxaabtaada sidoo kale waalidinta kale ayaa isticmaali karao furmaha sawirak isku mid ah si loo hagiyo sawirada iyaga oo abuuraya isticmaalka akoontiyadooda.

Waxaad su’aalo qabo? fadlan wac 67 07 99 66
May: kundeservice@fotonorden.no

Wixii macluumaad dheeri ah ee luqadaada, booqo www.fotonorden.no/language